Dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya
Dagaaladii sokeeyay ee Soomaaliya waa dagaalo aan dhamaad laheen, kaasi oo bilaamay 1991di . Dagaalkaan waxoo dhaliyay degenaasho la'aan iyo nolol la'aan oo 20sano gaartay.Dagaalada intaas oo sano soo jiray, maalinbo maalinteeda kale woo isbedelaayay. Maanta dagaalka waxoo u dhaxeeyaa, dowlad aad u liidata iyo arkagixiso rabto in ee dalka qabsato. Sidii ee qaramada midoobay iyo mareykanka ee uuga baxeen dalka soomaaliya 1993 , soomaaliya codkeeda mala maqli jirin. [2] Wixii ka danbeeyay 2000 dalka waxaa soo galay ciidamo shisheeye, sida kuwa itoobiyaanka iyo ciidamda amisom oo taageero u fidiyo Dawladda maanta jirta ee kumeel gaarka ah, dagaalkii sokeeye ee soamliya waxa uu ahaa mid maslaxad kusalaysan Runtii Dagaaladii sokeeyay ee soomaaliya waa dagaalo aan dhamaad laheen.waxuuna bilaamay 1991di. Dagaalkaan waxoo dhaliyay degenaasho la'aan iyo nolol la'aan oo 21sano. Dagaalada intaas oo sano soo jiray, maalinbo maalinteeda kale woo isbedelaayay. M...