Posts

Showing posts from 2024

Sooyaalka Soomaaliya

Image
  Taariikhda   ama   sooyaalka   Soomaaliya   ( Af Ingiriis  :   History of Somalia ;   Af Carabi  :   ar ‎   aṣ-Ṣūmāl ), sida dowliga ah loo yaqaano   Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya   ( Af Soomaali  :   Federal Republic of Somalia ,   Af Carabi  :   ar ‎   Jumhūriyyat aṣ-Ṣūmāl al-Fideraaliya ) wakhtiyadii hore loo yaqaanay   Jamhuuriyada Dimuqraadiga Soomaaliya , waa wadan dhaca   Geeska Afrika . [ 1 ] [ 2 ] [ 3 ] [ 4 ] Taariikhda qadiimi ah Dhulka Soomaaliya wuxuu weligiisba ahaa xarun dhexe oo maamusha ganacsiga qeybo badan oo dunida ka mid ah, [ 5 ] [ 6 ]  Intasi waxaa dheer, waxaa deegaanka Soomaalidu ahayd mid wax soo saar leh; xaga beeraha, xoolaha iyo kheyraad kale oo dunida inteeda kale ka manaafacaadsato. [ 7 ] [ 8 ]  Siday ay isku raaceen in badan oo taariikhyano ah,  Geeska Afrika  wuxuu xidhiidh la lahaa  Boqortooyadii Faraaciyiinta  wakh...