Posts

Showing posts from October, 2023

Xiddigis

Image
Xidigis  ( Af Ingiriis  :  Astronomy ;  Af Carabi  :  ar ‎) sidoo kale loo yaqaano  Cilmi Fallag  iyo  Cilmiga Xidigaha  waa  cilmiga  barshada  Meereyaasha ,  Xidigaha ,  dayaxaanta ,  Galaagsiyada  iyo dhamaan  Koon  eeynu ku noolnahay. Cilmi Fallaga waa qeeyb ka mid ah  Sayniska  oo si toos ah u sharaxa barshada Koonka.  Qofka  aqoonta u leh Cilmi Falaga waxaa loo yaqaanaa  Xidigisyahan  (astronomer). [1] Gogoldhig Xiddigisku waa cilmiga barashada xiddigaha, Meerayaasha, iyo wax allaale wixii dhacdooyin ah ee ka unkama wixii ka baxsan  atmosfeerka  dhulka. Waxaa lagu falanqeeyaa xidhiidhka ka dhexeeya meerayaasha, xiddigaha, iyo kawnka ka baxsan  atmosfeerka  hawada. Falanqayntaasi waxay noqon kartaa cimilada hawada, isbeddelka qaab dhismeedka kawnka, kimisteriga iyo fiisigiska walxahaas ku saabsan. Culuunta xidigiska waxaa horumarkeed...

Japan oo maalgelineysa teknolojiyad dhalinyarada ka caawineyso qorshaha guurka

  Dowladda Japan ayaa waddo dadaallo ay ku xoojineyso heerka dhalmada dalkaas si ay u adeegsato barnaamij teknoloji ah oo dadka ka caawinayo inay raadsadaan qofka ay doonaayaan inay guursadaan. Barnaamijkan ayaa ah mid qof loogu raadinayo qofkii uu guursan lahaa si sare loogu qaado tirada carruurta ee sannadka kasta dalkaas ku dhalata. Japan wuxuu hoos u dhac ku yimid tirada carruurta dhalata sannad kaksta. Laga bilaabo sannadka soo socda dowladda waxay taageeri doontaa barnaamijka, inkasta oo ay horraan dowladda u wadday mashruucyo dhanka teknolojiyadda ah oo dadka ka caawinayo qorshaha guurka gaar ahaan xulashada qofka. Sannadkii la soo dhaafay tirada carruurta ku dhalatay gudaha Japan waxay ka hooseysay 865,000- waana tiradii ugu hooseysay ee laga diiwangeliyo. Dalkan wuxuu in muddo ah raadinayay taallaabooyin looga hortaggayo taran la'aanta iyadoo sare loo qaadayo tirada dhalmada. In la xoojiyo barnaamijkan casriga ah wuxuu kamid ahaa dadaalladii ugu danbeeyay ee wax looga qaba...

Dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya

Image
  Dagaaladii sokeeyay ee Soomaaliya   waa dagaalo aan dhamaad laheen, kaasi oo bilaamay   1991di . Dagaalkaan waxoo dhaliyay degenaasho la'aan iyo nolol la'aan oo 20sano gaartay.Dagaalada intaas oo sano soo jiray, maalinbo maalinteeda kale woo isbedelaayay. Maanta dagaalka waxoo u dhaxeeyaa, dowlad aad u liidata iyo arkagixiso rabto in ee dalka qabsato. Sidii ee qaramada midoobay iyo mareykanka ee uuga baxeen dalka soomaaliya  1993 , soomaaliya codkeeda mala maqli jirin. [2] Wixii ka danbeeyay  2000  dalka waxaa soo galay ciidamo shisheeye, sida kuwa itoobiyaanka iyo ciidamda amisom oo taageero u fidiyo Dawladda maanta jirta ee kumeel gaarka ah, dagaalkii sokeeye ee soamliya waxa uu ahaa mid maslaxad kusalaysan Runtii Dagaaladii sokeeyay ee soomaaliya waa dagaalo aan dhamaad laheen.waxuuna bilaamay 1991di. Dagaalkaan waxoo dhaliyay degenaasho la'aan iyo nolol la'aan oo 21sano. Dagaalada intaas oo sano soo jiray, maalinbo maalinteeda kale woo isbedelaayay. M...